noole jirro-dhaliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noole jirro-dhaliye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg